Welcome to JubbalandPost.Com!To advertise on this website, click on the button to Contact Us... Read more...
Latest News
- Raysalwasaraha Dowlada soomaaliya oo sheegay inuu qilaf u dhaxeeyo isga iyo madaxweynaha..
- soomaaliya dhib keedu goormuu dhamaan????
- Tacsi: innaa lillaah waa inaa illeeyhi Raajicuun..
- Ugaandha oo shaacisay in ay ciidamo dheeraad ah u direeyso soomaaliya..
- Maamulka Kismaayo oo gubay Raashiin tayadiisa aan wanaagsaneen..
Links
| Somali NewsRaysalwasaraha Dowlada soomaaliya oo sheegay inuu qilaf u dhaxeeyo isga iyo madaxweynaha.. 04/09/2010 Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke ayaa daboolka ka qaaday khilaaf cusub oo soo dhexgalay isaga iyo Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed. "Dastuurkan cusub waa mid ka do [ ... ] |
Somali Newssoomaaliya dhib keedu goormuu dhamaan???? 02/09/2010 Dhibaatooyinka soomaaliya kataagan oo Qaranimadu ka saldhigan wayday waa badan yihiin, qaabab badan oo loola tacaalayna weli xal laguma gaarin. |
| Somali NewsTacsi: innaa lillaah waa inaa illeeyhi Raajicuun.. 02/09/2010 Garad salah Garad Ahmed, Marwo Khadijo Osman Farah. Marwo Sacdiyo Ibrahim Hassan , Marwo Fadumo Mohamed Abdulle. Hani Garad salah, Abas Garad Salah Ilham Garad salah. Idris Garad Salah, Yasin Garad [ ... ] |
Somali NewsUgaandha oo shaacisay in ay ciidamo dheeraad ah u direeyso soomaaliya.. 02/09/2010 xili ay sii xoogeeysanayaan dagaalada muqdisho islamarkaana ay ciidamada nabad ilaalinta ay daalaa dhacayaan dagaalo xoogan oo is daba joog noqday ayaa misana dowlada Ugaandha waxaa ay daboolka ka q [ ... ] |
| Somali NewsMaamulka Kismaayo oo gubay Raashiin tayadiisa aan wanaagsaneen.. 01/09/2010 Maamulka islaamiga ah ee degmada Kismaayo ayaa maanta gubay raashin waqtigiisii dhacay oo laga soo ururiyay goobaha ganacsiga ee magaalada Kismaayo. Sheekh Xasan Yacquub Cali waaliga degmada Kismaa [ ... ] |
Somali Newsinaa lillaah waa inaa ileeyhi Raajicuun:wariye ka tirsanaa Idaacada Daljir oo xalay lagu dilay Gaalkacyo.. 01/09/2010 Ahala u Naxariistee Caawa waxaa magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug lau dilay Saxafi C/laahi Cumar Geedi oo ka mid ahaa Saxafiyiinta ka howlgala Idaacada Daljir qeybteeda magaalada Gaalkacyo. [ ... ] |
| Somali Newsmaamulka al shabaab ee Kismaayo oo ganacsatada magaaladaasi usoo jeediyay in ay kala qeebqaataan dagaalada muqdisho.. 01/09/2010 ![]() Xarakada Shabaabul mujaahidiin ee degmada Kismaayo ayaa maanta kulan kusaabsanaa sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen ganacsatada iyo maamulka waxa ay la qaateen ganacsatada kala duwan ee degmada Kisma [ ... ] |
Somali NewsXiisado iyo cabsi laga soo sheegayo Kala Beyr... 31/08/2010 Sadaxdii cisho ee la soo dhaafay waxaa marar badan soo gaaray deegaannka Kala-beyr ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Itoobiya oo ku hubeysan gadiidka dagaallka, islamarkaana ay weheliyaan ciidamada do [ ... ] |
Other Articles
| |




